Rasomit Rasomit
  • Wararka
  • Cayaaraha
  • Caafimaadka
  • Warbixinada

Breaking News

Soomaaliya Maxay Ka Faa’iideysaa Heerka Cusub Ee La Gaadhsiiyey Hawadeeda?

Ethiopia Iyo Sudan Oo Ka Heshiiyey Murankii Biyo Xidheenka Wabiga Nile

Siyaasi Nuura Diin, Xukuumada Somaliland Waa Mid Habayac Ah Oo Huruda….

ISRAAIIL OO WEERARO DUQEYN AH KA GEESATAY QAZA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA WAALIDIINTA CIIDANKA TABABARKA KU QAATAY ERETERIYA

  1. Home
  2. Wararka
  3. HAAYADDA CAMUUD FOUNDATION OO DEEQ RAASHIIN AH GAARSIISAY BULSHADA KU DHAQAN DAGMADDA BEER EE GOBALKA TOG-DHEER
 HAAYADDA CAMUUD FOUNDATION OO DEEQ RAASHIIN AH GAARSIISAY BULSHADA KU DHAQAN DAGMADDA BEER EE GOBALKA TOG-DHEER
Wararka

HAAYADDA CAMUUD FOUNDATION OO DEEQ RAASHIIN AH GAARSIISAY BULSHADA KU DHAQAN DAGMADDA BEER EE GOBALKA TOG-DHEER

by Fitaah Diinle January 6, 2023 17 0 Comment

AA

Hay’adda Samafalka ee Camuud Foundation ayaa deegaanka Beer ee gobolka Togdheer gaadhsiisay raashin oo ay ugu talo gashay dadka abaaruhu ay saamaynta ku yeesheen ee degmada Beer ee gobolka Togdheer ku nool.

Raashinkan oo ka koobnaa Bariis,Sonkor ,Saliid iyo Timir,waxaanay raashinkan gaadhsiisay dad tiradoodu gaadhayso 300 oo qoys oo ku nool deegaanka Beer,waxaana kasoo qayb galay munaasibadii lagu qaybinaayey raashinkan mas’uuliyiin ka socotay hay’adda Camuud Foundation,maamulka deegaanka Beer ,maamulka gobolka Togdheer iyo marti sharaf kale oo tiro badan.

Waxa ugu horeyn halkaas ka hadlay xidhiidhiyaha hay’adda Camuud Foundation u qaabilsan Geeska Afrika Axmed Cabdi Ismaaciil,waxaanu ka warbixiyey deeqda raashinka ah ee ay hay’adda Camuud Foundation ka qaybisay degmada Beer,waxaanu tilmaamay in ay maamulka gobolka Togdheer iyo ka degmada Beer ku wareejiyeen,isla markaana ay qaybiyeen raashin loogu talo galay saddex boqol oo qoys,kuwaas oo ay ugu talo galeen in ay muddo bil ah isticmaalaan qoysaska loo qaybiyey.

Waxa iyaguna halkaas ka hadlay xoghayaha gobolka Togdheer Weli Khayre iyo maamulka degmada Beer, waxaanay si weyn ugu mahadnaqeen maamulka hay’adda Camuud Foundation,iyaga oo cadeeyey in ay raashinkaas oo ahaa 300 oo qoys raashinkood u qaybiyeen dadkii loogu talo galay

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

Soomaaliya Maxay Ka Faa’iideysaa Heerka Cusub Ee

by Raad Raac January 27, 2023 51

ay u saamaxayso dowladda Soomaaliya, inay si toosa awaamiir u siin karaan diyaaradaha caalamiga

Wararka

Ethiopia Iyo Sudan Oo Ka Heshiiyey Murankii

by Raad Raac January 27, 2023 26

Hogaamiyaha militariga Sudan, ayaa sheegay in “Sudan iyo Itoobiya ay isku afgarteen dhammaan arrimaha

Wararka

Siyaasi Nuura Diin, Xukuumada Somaliland Waa Mid

by Raad Raac January 27, 2023 28

Siyaasi Nuuradiin Diini oo kamid ah aqoonyahanka Somaliland ee inta badan ka hadla xaalada

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.