Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. GUUD AHAAN WAXAA BURBURAY SCHOOLKA KU YAALAY MAXAAS OO KA TIRSAN GOBALKA HIIRAAN.
 GUUD AHAAN WAXAA BURBURAY SCHOOLKA KU YAALAY MAXAAS OO KA TIRSAN GOBALKA HIIRAAN.
Wararka

GUUD AHAAN WAXAA BURBURAY SCHOOLKA KU YAALAY MAXAAS OO KA TIRSAN GOBALKA HIIRAAN.

by Fitaah Diinle January 6, 2023 14 0 Comment

AA

Qaraxyaddii ka dhacay maxaas waxa eey sameeyn ku yeesheen  dhamaan bulshda qeebaheeda kala duwan .

Sidda laga soo xiganaayo dadka ku nool dadka ku nool maxaas waxa eey inoo sheegayaan in uu guud ahaan burburay schoolka maxaas kaas oo eey dhiganaayeen arday aad u tiro  badan dadka reer maxaas hadalkooda waxa eey noo raaciyeen in eey arintaan eey dhibaato ku tahay dadka reer maxaas maadaama imtixaanka shahaadiga uu soo socdo ardaydana eeysan heesanin meel ay wax ku bartaan

Qaraxyadaan  waa  kuwii ugu horeeyay ee  saameen xoogan ku yeeshay dadka reer maxaas

Shacabka reer maxaas ayaa dareemaayo cabsi aad u xoogan maadaama eey halkaas noqotay furin  dagaal.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 17

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗴𝗮

by Fitaah Diinle February 1, 2023 36

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.