Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. Gudoomiye Xirsi Oo Ka Hadlay Guusha Uu Gaadhay Xulka Kubada Cagta Ee Morocco….
 Gudoomiye Xirsi Oo Ka Hadlay Guusha Uu Gaadhay Xulka Kubada Cagta Ee Morocco….
Cayaaraha Wararka

Gudoomiye Xirsi Oo Ka Hadlay Guusha Uu Gaadhay Xulka Kubada Cagta Ee Morocco….

by Raad Raac December 11, 2022 10 0 Comment

AA

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa hambalyo udiray xulka dalka Morocco oo xalay guul taariikhiya sameeyay, kadib markii ay ka badiyeen xulka Portugal.

Hambalyo kal iyo laab ah ayaan u dirayaa xulka qaranka dalka Morocco oo caawa guul taariikhi ah ka soo hooyay koobka Adduunka, isaga oo u gudbay wareeggii afar -dhammaadka (Semi-final) isla markaana noqday dalkii u horreeyey dalalka Islaamka, Carabta iyo Afrikaba ee heerkan soo gaadha.

Guul ayaan u rejaynayaa Libaaxyada Morocco labada kulan ee ka xiga hanashada koobka.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.