Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. GUDOOMIYE KU XIGEENKA SIYAASADDA IYO MAALIYADA GOBALKA HIIRAAN OO BOOQDAY CIIDAMO LOO TABABARAY XASILINTA MAGAALADDA BALADWEYNE
 GUDOOMIYE KU XIGEENKA SIYAASADDA IYO MAALIYADA GOBALKA HIIRAAN OO BOOQDAY CIIDAMO LOO TABABARAY XASILINTA MAGAALADDA BALADWEYNE
Wararka

GUDOOMIYE KU XIGEENKA SIYAASADDA IYO MAALIYADA GOBALKA HIIRAAN OO BOOQDAY CIIDAMO LOO TABABARAY XASILINTA MAGAALADDA BALADWEYNE

by Fitaah Diinle January 21, 2023 13 0 Comment

AA

Gudoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo maaliyada Gobalka Hiiraan iyo gudoomiye ku-xigeenka Amniga Gobalka oo aay wehliyaan wasiir ku-xigeenka Wasaarada amniga Hirshabelle iyo wasiir dowlaha wasaaradda amniga Hirshabelle iyo saraakisha Ciidamada amniga ee Degmada beledweyne, ayaa maanta booqday Ciidamada xasilinta Amniga Magaalada Beledweyne oo ah ciidamo loo Tababaray wajihidda iyo fashilinta Argagixisada ee Gudaha magaalooyinka

Gudoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo maaliyada Gobalka Hiiraan ayaa ciidamada kula dardaarmay Gudashada wajibaadka loo idmaday asigoo Carabka ku adkeeyey in khawaarijta laga hortago Dhagartooda asigoo xusay in ciidamada xasilinta Magaalada Beledweyne aay wax badan ku soo Kordhin doonan amniga magaaladda beledweyne.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.