GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.
GUDOOMIYAHA WAXBARASHADDA GOBALKA GABILEY OO KULAN LA YEESHAY MAAMULAYAASHA GOBALKA GABILEY
Gudoomiyaha waxbarshada gobolka Gabiley Jaamac Raage Jaamac ayaa kulan la yeeshay maamulayaasha dugsiyada gobolkaasiย kullankaas waxa diirada lagu soo waxbarashada gobolka Gabiley.
Qaar ka mida maamuleyaasha dugsiyada waxbarashada eek u yaal goboilka Gabiley ayaa guddoomiyaha waxbarashada ee gobolkaas warbixin ka siiyay sida ay u socoto waxbarashada dugsiyada dawladu maamusho ee ku yaal.
Maamuleyaashu waxa kale oo ay kullankaas kaga hadleen baahida loo qabo in la sii horumariyo waxbarashad dugsiyadaas, taas oo kaalin ka qaadanaysa kobcinta waxbarashada ardayd ku kurta dugsiyadaas.