GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.
GUDOOMIYAHA URUR SIYAASADEEDKA SINCAD OO LAGU SOODHAWEEYAY MAANTA DAGMADDA CARMO EE GOBALKA BARI.
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka SINCAD Eng Maxamuud Khaliif Xasan Jabiye iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa si ballaaran loogu soo dhoweeyay Degmada Carmo ee Gobolka bari.
Safarka Gudoomiyaha Ururka SINCAD ayaa ku qotomay u kuur gelida xaalada degmada Carmo iyo wacyi gelinta bulshada ee isdiiwaan gelinta codbixiyaha doorashada golayaasha deegaanka degmooyinka Puntland.