Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. GUDOOMIYAHA SHABELAHA DHEXE AYAA RAASHIIN U QEEYBINAAYO MAALINTII AFARAAD DADKA KU NOOL TUULADA CEELDHEERE
 GUDOOMIYAHA SHABELAHA DHEXE AYAA RAASHIIN U QEEYBINAAYO MAALINTII AFARAAD DADKA KU NOOL TUULADA CEELDHEERE
Wararka

GUDOOMIYAHA SHABELAHA DHEXE AYAA RAASHIIN U QEEYBINAAYO MAALINTII AFARAAD DADKA KU NOOL TUULADA CEELDHEERE

by Fitaah Diinle January 5, 2023 19 0 Comment

AA

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe Mudane Axmed Meyre Makaraan ayaa maalintii 4aad Deeq raashiin ah iyo Maacuun u Qeybiyey Shacabka danta yar ee kunool Tuulada Ceeldheere iyo Degaanka Guulane ee Gobolka Shabellaha Dhexe

Deeqdan Raashiin oo ka timid Hay’ada TIS3 USIAD oo kamid ah Hay’adaha deeq bixiyaasha ee ka qeyb qaadanaya Gurmadka dadka dhibaateysan ayaa inta ay socotay waxaa ka faaideystay inkabadan 2kun Qoys
Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe Mudane Axmed Meyre Makaraan ayaa ugu baaqay hay’adaha kale ee ka howgala Shabellaha Dhexe in ay so gaaran Degaanada iyo Tuulooyinka laga xureeyey khawaariijta si ay ugu qeyb qaataan hormarka Degaanka iyo Caawinta Shacabka.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.