Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. GUDOOMIYAHA HAAYADDA SHAQAALAHA MAAMULKA SOMALILAND AYAA XAFIISKIISA KU QAABILAY WASIIRKA CUSUB WASAARADDA SHAQO GELINTA
 GUDOOMIYAHA HAAYADDA SHAQAALAHA MAAMULKA SOMALILAND AYAA XAFIISKIISA KU QAABILAY WASIIRKA CUSUB WASAARADDA SHAQO GELINTA
Wararka

GUDOOMIYAHA HAAYADDA SHAQAALAHA MAAMULKA SOMALILAND AYAA XAFIISKIISA KU QAABILAY WASIIRKA CUSUB WASAARADDA SHAQO GELINTA

by Fitaah Diinle January 25, 2023 36 0 Comment

AA

Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ayaa xafiiskiisa kulan la qaatay wasiirka cusub ee Wasaaradda Shaqo Gelinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska. Guddoomiyaha waxa kulankaas ku wehelinayay saraakiisha Barnaamijka dib u habaynta shaqaalaha dawladda ee Hay’adda Shaqaalaha.

Kulankan oo ahaa mid isugu jiray is barasho iyo xog waraysi, ayaa Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladdu warbixin kooban ka siiyay arrimaha la xidhiidha dib u habaynta shaqaalaha dawladda, wixii qabsoomay iyo halka uu imika marayo. Waxa kale oo lagaga wada hadlay hawlaha ay sida joogtada ah uga wada shaqeeyaan Wasaaradda iyo Hay’adda Shaqaalaha Dawladdu iyo dhamaystirka barnaamijka dib u habaynta shaqaaha dawladda oo uu Wasiirku uga wakiil yahay Madaxweynaha.

Guddoomiyaha ayaa Wasiirka uga mahadnaqay wakhtigiisa iyo soo jeedimihiisaba intii uu kulanku socday. Sidoo kale, Wasiirka ayaa Guddoomiyaha uga mahad celiyay warbixinnada uu ka siiyay shaqooyinka socda, iyada oo la isla qaatay in si joogto ah looga wada shaqeeyo tayaynta iyo horumarinta shaqada iyo shaqaalaha dawladda.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 17

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗴𝗮

by Fitaah Diinle February 1, 2023 41

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.