GUDOOMIYAHA GUDIGGA SHAQAALAHA RAYIDKA GOBALKA BANAADIR OO KULAN LAQAATAY QUBARO DHANKA SHARCIYADDA IYO BADQABKA SHAQAALAHA.
Godoomiyaha Guddiga shaqalaha Rayidka Gobolka Banadir mudane Cumar Cabdullahi Xasan (Qaanso) ayaa maanta kulan la qaatay Xubnaha Guddiga iyo khubaro dhanka sharciyada iyo badqabka shaqaalah Ah.
Kulankan ayaa looga hadlay arrimaha shaqalaha Iyo xaaladda guud ee shaqaalaha Gobolka, ayadoo diirada lagu saaray Sidii loo horumarin lahaa shaqaalah Gobalka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar.
Qodabada kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka Mid ahaa;
1. Dardargelinta dhameestirka sharciyada shaqaalaha Rayidka iyo habraacyada shaaqalaha
2. Tira koobka Iyo Dabagalka shaqalaha Gobalka
3. Ilaalinta xuquuqda iyo badqabka shaqalaaha
4. shaqaale Rayid ah looga Dhiigi lahaa shaqaalaha jooga goobtooda shaqo
5. xoojinka xiriirka Gudiga Shaqaallah ee gobalka iyo Guddigada Qaranka ee shaqaalaha rayidka
6. Hirgelinta nidaam xaadirin oo ilaa heer degmo ah.
7. Horumarinta cududa shaqaalaha gobalka iyadoo la kordhinayo tirada iyo nuucyada tababaro ee shaqaalaha la siiyo.