GUDOOMIYAHA GOBALKA NUGAAL OO GAARAY DAGMADDA EYL
Halkaan oo ah Degmada Eyl ee gobalka Nugaal waxaa soo gaaray wafdi balaaran uu hogaaminayo gudoomiyaha gobalka Nugaal oo qaybka yihiin Xeer-ilaaliyaha Guud ee DPL,xildhibaano,Gudoomiyaha Hay’ada wadooyinka Puntland,Gudoomiyaha shirka dhismaha wadada Eyl iyo Dangorayo ee Gadaale Contructon Company,Gudoomiyaha Degmada Dangorayo,Madaxda dhaqanka,,Ganacsato,iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
wafdiga ayaa horayn booqday xarunta degmada oo ay ka socoto kal-fadhiga golaha degaanka degmada Eyl iyagoo kulamo la qaatay qaybaha bulshada ee Degmada.