Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. GUDOOMIYAHA GOBALKA HIIRAAN OO SHEEGAY IN UU SAN WAXBA KALA SOCO XIL KAQAADISTA IYO MAGACAABISTA EEY MAAMULKA HIRSHABELLE KA SAMEEYEEN DEEGAANKA HALGAN.
 GUDOOMIYAHA GOBALKA HIIRAAN OO SHEEGAY IN UU SAN WAXBA KALA SOCO XIL KAQAADISTA IYO MAGACAABISTA EEY MAAMULKA HIRSHABELLE KA SAMEEYEEN DEEGAANKA HALGAN.
Wararka

GUDOOMIYAHA GOBALKA HIIRAAN OO SHEEGAY IN UU SAN WAXBA KALA SOCO XIL KAQAADISTA IYO MAGACAABISTA EEY MAAMULKA HIRSHABELLE KA SAMEEYEEN DEEGAANKA HALGAN.

by Fitaah Diinle January 8, 2023 17 0 Comment

AA

Anigoo wajibaadkeeyga shaqo ee dastuuriga ah Gudanayo waxaan beeninayaa inaan waxbo kala Socon sidoo kalane aan soo-jeedin ka sameeyn Xilka qaadista iyo magacaabista uu sameeyey wasiirka arimaha gudaha Hirshabelle mudane Cabdi daahir guure (karoore) ee Maamulka
D/Halgan ee Gobalka Hiiraan.

Waxaan masuul ka ahay guud ahaan Degmooyinka Iyo deegaanada Gobalka Hiiraan waxaa masuuliyad iyo garasho dheeri ah iga saaran tahay Ilaalinta Iyo hormarinta xaquuda Deegaaanka iyo Mida shacabka Deegaanada.

Sidaas daraadeed waxaan cadeeynayaa xilka ka qaadista iyo magacaabista uu sameeyey wasiirka arimaha gudaha Hirshabelle maha mid ku timid soo jeedin aan sameeyey mana ah mid aan ogahay Mana aha mid aan la socday .

Dadka iyo Deegaanka reer hiiraan waxeey dagaal kula jiraan kooxda khawariijta Al-shabaab ma jirto Fikir aan ugu mashquuli karno wax badalid iyo magacaabis , ayadoo dowladnimada aay tahay is Badalid hadana maha mid wax ka ogahay ka Maamul ahaan.

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan mudane cali jeeyte Cismaan.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.