Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. GUDOOMIYAHA GOBALKA HIIRAAN OO LA KULMAY HAAYADDA NIS FOUNDATION
 GUDOOMIYAHA GOBALKA HIIRAAN OO LA KULMAY HAAYADDA NIS FOUNDATION
Wararka

GUDOOMIYAHA GOBALKA HIIRAAN OO LA KULMAY HAAYADDA NIS FOUNDATION

by Fitaah Diinle January 9, 2023 219 0 Comment

AA

 

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan mudane cali jeeyte Cismaan oo uu gudoomiye ku-xigeenka Dib u-hishiisinta iyo Fadaraalka maamulka Gobalka Hiiraan maxamed maxamuud dhoobeey ayaa Maanta la kulmay Saraakiil ka tirsan Hay’adda NIS Foundation ayagoo kawada sidii Loo Dardargelin mashaariicda xasilinta iyo hormarinta Deegaanada Gobalka Hiiraan ku waas oo hormaro Badan laga sameeyey dhanka amniga.

Saraakiisha NIS Foundation ayaa soo bandhigay Qorshayaasha hortabinta leh ee fulinta Mashaariicda xasilinta iyo hormarinta deegaanada Gobalka Hiiraan ku waas oo aay ka sameeyen Qiimeeyn badan.

Gudoomiyaha ayaa ku bogaadiyey dadaalada aay sameeyen asigoo faray in wadajir loo dardargeliyo Howlahaas muhiimka ah ee qeybta ka ah baahinta Adeega Dowladnimada.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 17

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 32

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.