Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. GUDOOMIYAHA GOBALKA HIIRAAN OO KULAN LA QAATAY WASIIRADA ARIMAHA GUDAHA DFS
 GUDOOMIYAHA GOBALKA HIIRAAN OO KULAN LA QAATAY WASIIRADA ARIMAHA GUDAHA DFS
Wararka

GUDOOMIYAHA GOBALKA HIIRAAN OO KULAN LA QAATAY WASIIRADA ARIMAHA GUDAHA DFS

by Fitaah Diinle January 25, 2023 28 0 Comment

AA

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan mudane cali jeeyte Cismaan ayaa wasiirka arimaha gudaha Xukumada Fadaraalka Soomaaliya mudane Ahmed molim fiqi Warbixino ka siiyey xaaladaha arimaha gudaha ee Gobalka Hiiraan asigoo la wadaagay Deegaanada laga xureeyey khawaariijta Al-shabaab kana Codsaday in ladardar geliyo doorka weyn ee Hormarineed ee aay ka qaadan karto wasaarada Arimaha gudaha iyo Dib-uhishiisinta Soomaaliya arimaha xasilinta Deegaanada laga xureeyey khawaariijta iyo Dib-uhishiisinta bulshada.

Gudoomiyaha ayaa ka hadlay arimaha xasilinta oo Muhiim u ah geediga xaqiijinta amniga iyo xasiloonida Deegaanada iyo Degmooyinka Gobalka Hiiraan ee laga xureeyey khawaariijta Al-shabaab taas oo sare u qaadeeyso hanaanka Nabada hormarkada iyo is dhaxgalka bulshada.

Gudoomiyaha ayaa soo bandhigay qoryaasha Dhab-uhishiisinta ee muhiimada koowaad u ah maamulka Gobolka Hiiraan asigoo wasiirka ka Codsaday xoojinta doorka shaqeed ee wasaarada Arimaha gudaha ee heer fadaraal aay ka leedahay.

Wasiirka arimaha gudaha Xukumada Fadaraalka Soomaaliya ayaa gudoomiyaha ku amaanay Hoowlaha wanaagsan ee uga qabsoomay Gobalka Hiiraan asigoo xusay in wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dib-uhishiisinta aay Dardargelin Doonan hoowlaha Dib-uhishiisinta, xasilinta ee Gobalka Hiiraan ee Dowlad Gobaleedka Hirshabeele.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.