Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. GUDOOMIYAHA GOBALKA HIIRAAN OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA TALIYE KU XIGEENKA DANAB
 GUDOOMIYAHA GOBALKA HIIRAAN OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA TALIYE KU XIGEENKA  DANAB
Wararka

GUDOOMIYAHA GOBALKA HIIRAAN OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA TALIYE KU XIGEENKA DANAB

by Fitaah Diinle January 20, 2023 16 0 Comment

AA

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan mudane cali jeeyte Cismaan ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Allaha u naxaristee shahiid Taliye Xigeenkii Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gaashaanle Marxuum Xasan Maxamed Cismaan (Xasan Tuure) iyo geesiyaashii Ciidamada Qaranka ee saakay ku shahiiday weerarkii fulaynimada ahaa ee ku biloowday Qaraxyadda oo kooxda Khawaarijta ah ku qaaday magaaladda Galcad Gobolka Gadaduud ee Maamulka Galmudug.

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan ayaa xusay in Taliye xasan tuure uu ahaa shaqsi geesi,ah daacad, u ah Qarankiisa kana go-need xaqiijinta yoolkiisa Soomaaliya oo nabad ah asigoo xusay in dagaalo Badan aay Isla galeen ku waas oo khawaarijta Looga xureeyey deegano badan oo Gobalka Hiiraan ka tirsan.

Gudoomiyaha ayaa ehelkii qarabadii iyo Taliska ciidanka xooga Dalka soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geerida marxuum gashaanle Xasan Maxamed Cismaan (Tuure)asigoo alle uga baryay Inuu naxariistiisa Jano siiyo.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 58

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.