Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. GUDOOMIYAHA GOBALKA HIIRAAN OO KA QEYB GALAY KULAN MUHIIM U AH DADKA REER HIIRAAN.
 GUDOOMIYAHA GOBALKA HIIRAAN OO KA QEYB GALAY KULAN MUHIIM U AH DADKA REER HIIRAAN.
Wararka

GUDOOMIYAHA GOBALKA HIIRAAN OO KA QEYB GALAY KULAN MUHIIM U AH DADKA REER HIIRAAN.

by Fitaah Diinle January 7, 2023 16 0 Comment

AA

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan mudane cali jeeyte Cismaan oo aay wehliyaan guddoomiye ku-xigeenka Fadaraalka iyo dib-uhishiisinta Gobalka Hiiraan mudane maxamed maxamuud Dhoobeey , Afhayeenka Gobalka liibaan cabdi Cumar, ayaa kulan la qaatay Wasiirka Wasaarada kheeyraadka Tamarta iyo Biyaha Xukumada Fadaraalka soomaaliya mudane Jama Taqal cabaas oo aay wehliyaan wasiir dowlaha wasaaradda mohamed abdulaahi faarah wasiir ku xigeenka ibraahim mohamed ali iyo agaasimaha Wasaarada Abdirisaaq maxamed maxamuud .

Gudoomiyaha ayaa soo bandhigay qorshaha Hormarinta leh ee aay u baahanyahiin Degmooyinka iyo deegaanada Laga xureeyey Argagixisada Al-shabaab ee u baahan adeega Wasaarada biyaha iyo Tamarta si loo kabo Baahiyaha ceelasha keedinta biyaha faa-idada leh Ka faa,ideeysiga kheyraadka iyo sidii loo hormarin lahaa Deegaanada Gobalka Hiiraan.

Wasiirka iyo xubnaha wasaarada iyo agaasimaha Guud ayaa si wadajir ah u aqbalay codsiga Gudoomiyaha gobolka Hiraan mudane cali jeeyte Cismaan ayagoo xusay in la dardargelin doono shaqada aay wado wasaarada Tarmarta iyo biyaha Ee Gobalka Hiiraan si loo daboolo baahida

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.