Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. GUDOOMIYAHA GOBALKA HIIRAAN MUDANE CALI JEEYTE CISMAAN AYAA KA QEYB-GALAY SHIRKA ISKU SOO BAXA KACDOONKA SHACABKA GOBALKA BENAADIR EE LADAGAALANKA KHAWAARIJTA AL-SHABAAB
 GUDOOMIYAHA GOBALKA HIIRAAN MUDANE CALI JEEYTE CISMAAN AYAA KA QEYB-GALAY SHIRKA ISKU SOO BAXA KACDOONKA SHACABKA GOBALKA BENAADIR EE LADAGAALANKA KHAWAARIJTA AL-SHABAAB
Wararka

GUDOOMIYAHA GOBALKA HIIRAAN MUDANE CALI JEEYTE CISMAAN AYAA KA QEYB-GALAY SHIRKA ISKU SOO BAXA KACDOONKA SHACABKA GOBALKA BENAADIR EE LADAGAALANKA KHAWAARIJTA AL-SHABAAB

by Fitaah Diinle January 12, 2023 8 0 Comment

AA

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan oo lagu casuumay Munaasabadda isku soo baxa shacabka reer Muqdisho ee kacdoonka ka dhanka ah Khawaarijta Al-shabaab asigoo maamulka Gobolka benaadir Iyo Shacabka reer muqdisho ku booriyey dareenka Wanaagsan ee aay ka muujiyeen dhameeystirka Haraadiga khawaarijta iyo ineey diidaan gumaadka Argagixisada ee aay ku hayeen shacabka Magaalada Muqdisho iskana Nadiifyaan khawaarijta.

Asigoo Madaxweynaha Jamuuriyada Fadaraalka Soomaaliya mudane Xasan sheekh maxamuud ku Amaanay u heela’naanta iyo ciribtirka Khawaarijta Iyo hiigsiga weyn ee soomaaliya oo nabad ah, Asigoo xusay in shacabka reer hiiraan ee bilaabay kacdoonka ka Dhanka ah khawaarijta aay sii laba jibaarayaan.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.