Rasomit Rasomit

Breaking News

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐—ธ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎd

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL WASAARAHA DALKA ITOOBIYA

  1. Home
  2. Wararka
  3. GUDOOMIYAHA GOBALKA BANAADIR OO KULAN LA QAATAY SAFIIRKA MAREEKANKA U JOOGO SOMALIA.
 GUDOOMIYAHA GOBALKA BANAADIR OO KULAN LA QAATAY SAFIIRKA MAREEKANKA U JOOGO SOMALIA.
Wararka

GUDOOMIYAHA GOBALKA BANAADIR OO KULAN LA QAATAY SAFIIRKA MAREEKANKA U JOOGO SOMALIA.

by Fitaah Diinle December 22, 2022 22 0 Comment

AA

Gudddomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yusuf Xuseen Jimcaale(Madaale) ayaa maanta kulan la qaatay safiirka Dawladda Mareeykanka u joogo Soomaaliya Larry Andre.

Kulankaan ayaa waxaa qayb kaa ahaa Xoghayaha Guud ee Maamulka G/Banaadir, Mudane Faysal Caraale afrax Agaaismayaal iyo hawlwadeeno Maamulka G/Bnaadir.

dhinaca kale Safiirka Mareykanka waxaa kulanka ku wehilinayay Safiir ku xigeen kiiisa iyo wakiilka Guud ee Heyโ€™adda USAID Somalia Anthony Diaz iyo Jeffrey Bakken.

Guddomiyaha G/Banaadir ayaa uga mahadnaqay Dawladda Mareeykanka taageerada ay siiso Soomaaliya dhinacyada Amniga, gargaarka iyo Horumarinta isagoo si gooni ah u bogaadiyay hawlihiii horumarineed oo ay heyโ€™adda USAID ay Sanadihii danbe ka sameeysay Magaalada Muqdisho.

Guddomiyaha G/Banaadir ayaa si Guud ula wadaagay Safiirka Mareeykanka arrimaha Amni, gargaar iyo Horumarinta sida kaabyaaahsa isku socodka iyo kobcinta Dhaqaalaha ee hortabinta u leh maamulka G/Banaadir, Xasilinta, Dib u hishiisiinta iyo Shaqa abuurka dhalinyarada.

Safiir Larry ayaa la wadaagay Guddomiyaha Gobolka sida ay Dawladda Mareykanka ugu goโ€™antahay sii wadista taageeerada Soomaaliya isagoo dhanka kale la wadaagay Guddomiyaha Gobolka talooyin la xiriira arrimaha Horumarinta Dhaqaalaha iyo sida loo xoojin karo iskaashiga.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 11

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 26

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.