GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.
GUDOOMIYAHA GOBALKA BANAADIR OO KA QEYB GALAY XAFLAD XARIGA LOOGA JARAAYAY GURYO CUSUB OO EEY DHISTAY SHIRKADA PREMIER BANK.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa
Ka qeyb galay Munaasabad ay shirkada Premier Bank kusoo bandhigeysay Sunrise Apartments oo ah xaafada cusub oo si casri ah loo dhisay kuwaas oo laga hirgaliyay Magaalada Muqdisho.
Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Sheikh Yuusuf Madaale ayaa kula dardaarmay ganacsatada Soomaaliyeed in ay hantidooda maalgaliyaan Dalka, gaar ahaan Caasimadda, si magaalada ay ula tartanto magaalooyinka Caalamka ee horumaray.