GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.
GUDIGA MAALIYADA EE LABADA GOLE AYAA WAR BIXIN SIIYAY LABADA GOLE BJFS.
Guddiga Maaliyadda Ee labada Gole ee BJFS ayaa warbixin ka siiyay Guddoonka labada Gole ee BJFS halka ay u marayso hawlaha Miisaaniyadda 2023 oo in muddo ah ay ka shaqeynayeen.
Guddonka labada Gole iyo Guddiga Maaliyadda ayaa isla qaatay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo horkeeno Miisaaniyadda dalka Golaha Shacabka BJFS si ay waajibaadkooda uga qabsadaan Xildhibaanadda Labada Gole ee BJFS.