Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. GUDIGA GARSOORKA ARIMAHA DIINTA IYO AWQAAFTA OO U YEERAY MASUULIYIINTA WASAARADDA HAWEENKA .
 GUDIGA GARSOORKA ARIMAHA DIINTA IYO AWQAAFTA OO U YEERAY MASUULIYIINTA WASAARADDA HAWEENKA .
Wararka

GUDIGA GARSOORKA ARIMAHA DIINTA IYO AWQAAFTA OO U YEERAY MASUULIYIINTA WASAARADDA HAWEENKA .

by Fitaah Diinle January 3, 2023 12 0 Comment

AA

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xaquuqul Insaanka, Haweenka iyo Caruurta Aqalka Sare ee BFS oo maanta xafiiskood Aqalka Sare ugu yeeray masuuliyiinta Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xaquuqda Aadanaha ayaa ka xog-waraystay howlaha shaqo ee wasaaradda.

Kulanka ayaa la isku dhaafsaday warbixinno, suโ€™aalo iyo xogo kale oo ku saabsan hanaanka shaqo ee Wasaaradda Haweenka yo Horumarinta Xaquuqda Aadanaha iyada oo ay si faahfaahsan guddiga warbixin u siiyeen Wasiir Khadiija Maxamed Diiriye iyo xubnihii kale ee la socday oo ay ka mid ahaayeen wasiir Kuxigeenka wasaaradda Cabdixakiim jimcaale, agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo xubno kale

Guddoomiyaha Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xaquuqul Insaanka Aqalka Sare Senator Naciima Xasan Xaaji Maxamuud {Gadhwayne} oo kulanka soo xirtay ayaa uga mahad celisay masuuliyiinta Wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqda Aaadanaha sida wanaagsanayd ee ay warbixinta uga siiyeen howlaha Wasaarada.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 58

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.