Rasomit Rasomit

Breaking News

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐—ธ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎd

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL WASAARAHA DALKA ITOOBIYA

CIIDAMADDA DEEGAANKA IYO KUWA XOOGA DALKA OO QABSADAY DEEGAAN HOOS YIMAADO MAGAALADDA BALADWEYNE

  1. Home
  2. Wararka
  3. GUDIGA GANACSIGA OO SHIR LA YEESHAY WASAARADDA QORSHEYNTA.
 GUDIGA GANACSIGA OO SHIR LA YEESHAY WASAARADDA QORSHEYNTA.
Wararka

GUDIGA GANACSIGA OO SHIR LA YEESHAY WASAARADDA QORSHEYNTA.

by Fitaah Diinle January 8, 2023 29 0 Comment

AA

Gudiga Dhaqalaha Ganacsiga Warshadaha Iyo Maalgasiga waxuu manta shir wadatashi iyo is xogwareysi la yeeshay Wasaarada Qorsheynta Xiriirka Caalamiga Iyo Maalgashiga JFS waxaana goob joogahaa Wasiirka Wasaaraarada,Wasiir Ku Xigeenka, Kusimaha Agaasimaha Wasaarada, Agaasimaha Maalgshiga Iyo Agaasimaha Qorsheynta iyo team kale oo qubaro Wasaarada ka socoday.

Gudiga Dhaqaalaha, Ganacsiga, Warshadaha Iyo Maalgashiga oo uu Hogaaminayo Gudomiyaha Gudiga,Kuxigeenkiisa,Xoghaya Gudiga, iyo Xubnaha Kale ee Gudiga ayaa iyadan goob joog ka ahaa shirkan muhiimka ahaa Gudiga waxuu warbin ka dhageystay Wasiirka Wasaarada Mudane Maxamud Abdirahmana Bene Bene iyo Wasiirk ku Xigeenkisaa Agasimaha Maalgashiga iyo dhamaan teamkii Wasaarada waxeyna si qoto dheer u soo bandhigeen qorshe howleedka Wasaarada ee arimaha Maalgashiga Dalka halka ay marayaan iyo waxa u qabsoomay wasaarada mudada ay hada jirto

Kulankan ayaa lagu wada falanqeeyay wada shaqeynta Gudiga iyo Wasaarada iyo dardargelinta sharuucaha muhiimka u ah Qarankan soomaaliyeed.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 20

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Wararka

CIIDAMADDA DEEGAANKA IYO KUWA XOOGA DALKA OO

by Fitaah Diinle February 1, 2023 11

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo maanta degaanka Beer-xaanno oo dhaca

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.