Rasomit Rasomit

Breaking News

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐—ธ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎd

  1. Home
  2. Wararka
  3. Guddoomiyaha Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada Golaha Shacabka BJFS Xildhibaan Nadra Saalax Cabdi iyo Xubnaha Guddiga,
 Guddoomiyaha Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada Golaha Shacabka BJFS Xildhibaan Nadra Saalax Cabdi iyo Xubnaha Guddiga,
Wararka

Guddoomiyaha Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada Golaha Shacabka BJFS Xildhibaan Nadra Saalax Cabdi iyo Xubnaha Guddiga,

by Maxamed Ajiib December 13, 2022 41 0 Comment

AA

Guddoomiyaha Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada Golaha Shacabka BJFS Xildhibaan Nadra Saalax Cabdi iyo Xubnaha Guddiga, ayaa xalay, ka qeyb-galay. Munaasabad ay soo agaasintay, Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka. Munaasabada oo aheyd mid lagu abaalmarinayay loogana mahadcelinayay,dhalinyaradii ka qeyb-qaadatay Gurmad Qaran ee Qaraxii Zoobe 2.
Waxaa kasoo qeyb-galay, Madax Kala duwan, oo isagu jirto Mas’uuliyiinta Hay’adda, Xildhibaano, Senators Culuma’udiin& Bulshada Rayidka.
Mas’uuliyiintii kasoo qeyb-galay, waxay aad ugu mahadceliyeen, dhalinyaradii isku xilqaantay, sidii ay ugu gurman lahaayeen. Dadkii ku waxyeeloobay, Qaraxa,ayagoona ku amaanay, sidii ay ugu dhabar adeegeyn uguna istaageyn,la tacaalida bukaanada iyo ugurmashada iyo samata bixinta Shacabkii ay waxyeeladu soo gaartay.
Waxaa goobta abaalmarin iyo Shahaadooyin, lagu guddoon siiyay, ku dhawaad,100 Dhalinyaro ah, ku waasoo door weyn ka qaatay, Ololaha Gurmad Qaran.

Share This:

Previous post
Next post

Maxamed Ajiib (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 15

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 28

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.