Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. GUDDOOMIYAHA DAGMADA XUDUR OO SAFAR SHAQO U TAGAY MAANTA MAGAALADA MUQDISHO.
 GUDDOOMIYAHA DAGMADA XUDUR OO SAFAR SHAQO U TAGAY MAANTA MAGAALADA MUQDISHO.
Wararka

GUDDOOMIYAHA DAGMADA XUDUR OO SAFAR SHAQO U TAGAY MAANTA MAGAALADA MUQDISHO.

by Fitaah Diinle December 20, 2022 23 0 Comment

AA

Gudoomiyaha Degmada Xudur ahna duqa magaalada mudane Cumar Cabdulaahi Maxamuud ayaa maanta safar shaqo u aadey magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka, wuxuuna ka qeybgali doonaa kulamo kusaabsan sidii loo dardar-gelin lahaa howlaha gurmadka ah ee Hay’adda WFP ay ka wado Degmada Xudur.

Gudoomiyaha Degmada Xudur ayaa kulanka kusoo bandhigi doonoo waxyaabaha horte-binta leh ee u baahan in xooga la saaro sidii wax loogu qaban lahaa, wuxuuna sidoo kale uu faafaahin ka bixin doonaa waxyaabahii u qabsoomey mudada yar ee ay joogeen. Waxaana garoonka kasii sagootiyey Gudoomiye kuxigeenka Koowaad ee Degmada Cali Xuseen iyo Gudoomiyaha Guddiga Maaliyadda iyo Shaqaaleysiinta Cabdirisaaq Taruuri.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.