Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobollada iyo Amniga Ee Golaha Shacabka BJFS, Ayaa kulan ku yeeshay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa.
 Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobollada iyo Amniga Ee Golaha Shacabka BJFS, Ayaa kulan ku yeeshay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa.
Wararka

Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobollada iyo Amniga Ee Golaha Shacabka BJFS, Ayaa kulan ku yeeshay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa.

by Fitaah Diinle January 24, 2023 87 0 Comment

AA

Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobollada iyo Amniga Ee Golaha Shacabka BJFS, Ayaa kulan ku yeeshay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa.

Kulanka waxaa shir-guddoominayay Ku-simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye Ku- xigeenka Guddiga Xil. Nuur Axmed Diiriye “Nuur Afeey” waxaana goobjoog ahaa xubnaha Guddiga. Kulanka Guddiga waxaa marti ku ahaa Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha Xil. Maxamed Cali Xagaa iyo Agaasimaha ahay’adda NISA, ayadoo kulanka su’aalo lagu weydiiyey Wasiirka iyo Agaasimaha.

Dhanka kale Guddiga ayaa soo gagabgabeeyay wadatashiyadii ay wadeen islamarkaana kugudajira diyaargarowgii u danbeeyay Oo ay ku soo gudbinayaan Akhrinta 2aad ee sharciga Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.