Rasomit Rasomit

Breaking News

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐—ธ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎd

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. GOOXDA CHELSEA OO GABI AHAANBA ISKAGA BAXDAY HESHIISKA EEY KU RAADINEYSAY XIDIG KA TIRSAN KOOXDA BENFICA.
 GOOXDA CHELSEA OO GABI AHAANBA  ISKAGA BAXDAY HESHIISKA EEY KU RAADINEYSAY XIDIG KA TIRSAN KOOXDA BENFICA.
Cayaaraha

GOOXDA CHELSEA OO GABI AHAANBA ISKAGA BAXDAY HESHIISKA EEY KU RAADINEYSAY XIDIG KA TIRSAN KOOXDA BENFICA.

by Fitaah Diinle January 5, 2023 21 0 Comment

AA

Kooxda chelsea ayaa si Rasmi ah uga baxday wadahadaladii ay kula jireen kooxda Benfica ee ay kaga doonayeen saxiixixa xiddiga khadka dhexe ee Enzo Fernandez.

Chelsea ayaa todobaadyadii ugu dambeeyay wadahadalo kula jirtay kooxda Benfica si ay ugala heshiiyeen saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Enzo Fernandez.

Kooxda Chelsea ayaa doonaysay in ay Benfica kala heshiiso qiimo jaban oo ay ku helayso saxiixa xiddiga khadka dhexe suuqa January laakiin Benfica ayaa u muuqata kuwo aan aqbalin.

 

 

 

Sida laga soo xigtay CL Merio, chelsea ayaa haatan si Rasmi ah uga baxday wadahadalada kadib markii ay Benfica diiday in ay hoos uga dagto lacagta ay ku qiimaynayso xiddiga.

Benfica ayaa kaliya u sheegtay chelsea in ay bixiso lacagta lagu bur-burin karo heshiiska xiddiga oo dhan 120 milyan oo euro.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 14

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 28

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.