Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. GOLAHA XILDHIBAANADA JOOGTADA DDS OO KULAN LA QAATAY BULSHADA GOBALKA AFDHEER
 GOLAHA XILDHIBAANADA JOOGTADA DDS OO KULAN LA QAATAY BULSHADA GOBALKA AFDHEER
Wararka

GOLAHA XILDHIBAANADA JOOGTADA DDS OO KULAN LA QAATAY BULSHADA GOBALKA AFDHEER

by Fitaah Diinle January 6, 2023 18 0 Comment

AA

Qeybaha kala duwan ee bulshada waxaa kulan la qaatay xubnaha guddiga joogtada ah ee golaha xildhibaannada ee ka hawlgalayay gobolka Af-dheer.

Ujeedka kulankan oo ahaa wadatashi iyo wacyigelin ayaa diiradda lagu saarayay sii adkeynta arrimaha nabadgelyada iyo ilaalinta xuduudaha cadawgu ka dhaw yahay, sida oo kalana bulshadu kusoo bandhigaysay baahiyaha aasaasiga ah iyo caqabadaha hortaagan islamarkaana guddiga golaha xildhibaannadu ka dhagaysanayeen cabashada shacabka.

Dhinaca kale, guddiga joogatada golaha xildhibaannada ayaa soo kormeeray mashaariicaha horumarineed, xarumaha caafimaadka, dugsiyada waxabarasho ee hoose, dhexe iyo sare ee magaalada Baarrey.

Ugu dambayn guddiga ayaa kulan xog iswaydaarsi iyo talo’bixin isugu jira la wadaagay kaabineega degmada Baarrey, si ay u kala qaataan dhalliilahii ay ku soo arkeen iyo sidii loo sixi lahaa.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.