Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. GOLAHA AQALKA SARE OO MAANTA KULAN KU LEH XARUNTIISA MAGAALADDA MUQDISHO.
 GOLAHA AQALKA SARE OO MAANTA KULAN KU LEH XARUNTIISA MAGAALADDA MUQDISHO.
Wararka

GOLAHA AQALKA SARE OO MAANTA KULAN KU LEH XARUNTIISA MAGAALADDA MUQDISHO.

by Fitaah Diinle January 4, 2023 14 0 Comment

AA

Golaha aqalka sare ee Baarlamaanka dalka ayaa kulan kuleh xaruntiisa Magaalada Muqdisho, iyadoo uu shir guddoominayo Guddoomiyaha golaha Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi.

Ajandaha kulanka ayaa ah Ansixinta Xubin ka Mid Ah Gudiga Wadajirka ah ee la Socodka Dib u eegista dastuurka, iyadoo uu guddiga ka tagay Sen, Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid oo ay badashay Sen Samsam Daahir Maxamuud oo Codayn Gacantaag ah lagu ansixiyay.

Guddiga Xeer hoosaadka Golaha ayaa aqrintii 2aad ka hor aqriyay Golaha, Senatarada qaarkood ayaa aragtiyo ka dhiibtay Xeerka.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.