Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. GARSOORAYAASHA MAXKAMADA SHAREECADA GOBALKA JARAR OO LOO QABTAY KULAN
 GARSOORAYAASHA MAXKAMADA SHAREECADA GOBALKA JARAR OO LOO QABTAY KULAN
Wararka

GARSOORAYAASHA MAXKAMADA SHAREECADA GOBALKA JARAR OO LOO QABTAY KULAN

by Fitaah Diinle January 24, 2023 11 0 Comment

AA

Garsoorayaasha maxkamadda shareecada gobolka Jarar ayaa loo qabtay kulan ku saabsan qiimeynta adeegga bulshada iyo habka garsoorka ee waafaqsan shareecada.

Qiimeynta kulankan ayaa waxaa samaynayay guddi ka socota Maxkamadda Guud ee Shareecada DDS, waxayna ujeeddadiisu tahay in la qiimeeyo habka anshaxa garsoorka, kiisaska ay sameeyeen in ay waafaqsan yihiin shareecada iyo adeegga guud ee kala siiyaan bulshadu in uu yahay mid hufan.

Waxaana intaasi kaddib gasoorayashan la faray in ay ka wacyigeliyaan bulshada ku dhaqanka caadooyinka xun-xun, islamarkaana kor uqaadaan adeegbixinta ay u fidinayaan bulshada iyo tayadoodaba si loo xoojiyo islaxisaabtanka.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 17

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 36

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.