Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. FILTU 477 ARDAY OO KA QALIN JIBISAY XIRFADAHA GAAGABAN OO LOO QABTAY XAFLAD QALIN JIBIN AH.
 FILTU 477 ARDAY OO KA QALIN JIBISAY XIRFADAHA GAAGABAN OO LOO QABTAY XAFLAD QALIN JIBIN AH.
Wararka

FILTU 477 ARDAY OO KA QALIN JIBISAY XIRFADAHA GAAGABAN OO LOO QABTAY XAFLAD QALIN JIBIN AH.

by Fitaah Diinle January 1, 2023 26 0 Comment

AA

Filtu: 477 arday oo bartay xirfadaha gaagaban ayaa xaflad qalanjabin ah loo qabtay

Dufcaddani oo ah dufcaddii 6aad ee ka qalan-jabisay xirafada gaagaban ee kulliyada tababarada xirfadaha iyo farsamada ee Filtu, ayaa waxaa munaasabada qalinjabinta kala soo qeybgalay masuuliyiinta maamulka gobolka Liibaan oo uu uga horeeya hogaanka nabadgalyada iyo maamulka degmada Filtu, waalidiinta dhalay ardayda, iyo marti-sharaf kale.

Ardayda oo waxbarashada wadday muddo dhan 45 cisho ayaa waxa ay ku baranayeen muddadi ay waxbarashada wadeen xirfadaha kale ah caafimaadka xoolaha, qurxinta dumarka, tolidda dharka, dhismaha, biyaha, makaanikada, Ict iyo hagaajinta korantada.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 80

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.