Rasomit Rasomit

Breaking News

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐—ธ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎd

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL WASAARAHA DALKA ITOOBIYA

CIIDAMADDA DEEGAANKA IYO KUWA XOOGA DALKA OO QABSADAY DEEGAAN HOOS YIMAADO MAGAALADDA BALADWEYNE

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. Dusan Vlahovic Oo La Xaqiijiyay In Uu Ku Soo Wajahan Premier League, Kooxdee Ayuu Ku Socdaa..
 Dusan Vlahovic Oo La Xaqiijiyay In Uu Ku Soo Wajahan Premier League, Kooxdee Ayuu Ku Socdaa..
Cayaaraha

Dusan Vlahovic Oo La Xaqiijiyay In Uu Ku Soo Wajahan Premier League, Kooxdee Ayuu Ku Socdaa..

by Raad Raac December 21, 2022 6 0 Comment

AA

Wakiilka xiddiga kooxda Juventus Dusan Vlahovic ayaa sheegay in uusan meesha ka saarayn suurtagalnimada uu xiddigu uga tagi karo kooxda Juventus bisha dambe.

Sida laga soo xigtay wargeyska Il Corriere Dello Sport, Vlahovic ayaa bartilmaameed u ah Arsenal, Chelsea iyo Manchester United, inkastoo u dhaqaaqista suuqa January aysan macquul ahayn laakiin wakiilkiisa ayaa sheegay in ay dhici karto.

Gunners ayaa la sheegay inay aad u xiiseyneyso 22 jirkaan, iyagoo doonaya inay xoojiyaan weerarkooda kadib dhaawacii soo gaadhay Gabriel Jesus kaas oo garoomada ka maqnaan doona muddo 3 bil ah.

Si kastaba ha ahaatee, Chelsea iyo Manchester United oo u baahan bedelka Cristiano Ronaldo ayaa sidoo kale isha ku haya xaalada, waxaana laga yaabaa inay Arsenal kula tartamaan saxiixa xiddiga reer Serbia.

Vlahovic ayaa iska diiday Arsenal suuqii January iyada oo Gunners aad u doonayso saxiixa xiddiga laakiin waxa uu 62.4 milyan oo euro ugu biiro kooxda Fiorentina.

Weeraryahanka ayaa tan iyo markii uu ku biiray Juventus u dhaliyay 16 gool 36 kulan oo uu ciyaaray waxana laga yaabaa in ay Juventus 80 milyan ku iibiso hadii ay goโ€™aansadaan in ay iska iibiyaan xiddiga.

Juventus ayaa ku jirta xaalad adag iyada oo ay madaxda sare ee kooxdu is casishay sidoo kale ku jirto xaalad dhaqaale xumo oo aad u adag.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 20

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Wararka

CIIDAMADDA DEEGAANKA IYO KUWA XOOGA DALKA OO

by Fitaah Diinle February 1, 2023 11

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo maanta degaanka Beer-xaanno oo dhaca

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.