Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. DUQA CAASIMADA JOWHAR OO HOWLO SHAQO U JOOGO DALKA JABAN
 DUQA CAASIMADA JOWHAR OO HOWLO SHAQO U JOOGO DALKA JABAN
Wararka

DUQA CAASIMADA JOWHAR OO HOWLO SHAQO U JOOGO DALKA JABAN

by Fitaah Diinle January 20, 2023 15 0 Comment

AA

Duqa Magaalada Jowhar Mohamud Hassan Barise oo ay wehliyaan Maayarada Magaalooyinka Cadaado, Qardho, Afmadow, Xubin kasocotay Dowladda Hoose Ee Xamar lataliye ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka ayaa kulan kula qaatay Magaalada Hiroshima Ee Dalka Japan, Hiroshima Deputy Governor Hiroshima prefectural Government Ms. Yuko Tamai, waxayna ka wada hadleen iskaashiga labada dhinac tayeynta Dowladaha Hoose iyo xoojinta calaaqaadka saaxiibtinimo, ee labada dhinac.

Duqa Magaalada Jowhar iyo Maayarada kulanka ku wehliyey ayaa soo bandhigay sida ay muhiim u tahay in Dowladda Japan oo ah dal ku horumaray Warshadaha inay ka faa’idaystaan Dalka Soomaaliya oo ah dal dahan oo qani ku ah maadooyin ceeyriin ee ay Warshaduhu u baahanyihiin.

Yuko Tamai Deputy Governor Hiroshima prefectural Government ayaa xustay in Dalka Soomaaliya ay la leeyihiin calaaqaad wanaagsan, hadana ay diyaar u yihiin inay taageero horumarineed iyo khibrad Maamul ay siiyaan Dowlaha Hoose ee Magaalooyinka Soomaaliya ee hadda samaynaya koboca Maamul wanaagga.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 54

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.