Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. DUQA BOOSAASO OO KULAN LA QAATAY HAAYADAHA KA HOWL GALO BOOSAASO.
 DUQA BOOSAASO OO KULAN LA QAATAY HAAYADAHA KA HOWL GALO BOOSAASO.
Wararka

DUQA BOOSAASO OO KULAN LA QAATAY HAAYADAHA KA HOWL GALO BOOSAASO.

by Fitaah Diinle December 21, 2022 18 0 Comment

AA

Duqa degmada Bosaaso Xasan Cabdalla Xasan ayna Ahna Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Puntland Cabdullahi Saciid Aw-Yusuf, Gudoomiye ku-xigeenka Gobolka bari Maxamed Dalmar Bile ayaa Kulan la qaatay Saraakiil ka socotay Hayada kala duwan ee ka shaqeeya degmada Bosaaso.

Ujeedka kulanka ayaana darnaa isku xirka daneeyayaasha heer degmo iyo sidi la iskugu xirnaan lahaa, Masuuliyiintii kala duwanayd ee ka socotay Hayadaha ayaana ka warbixiyay waxqabadkoodi sanadkan sii dhamanaayaya iyagoona sido kale Madaxda dowladda Hoose ee degmada Bosaaso la wadaagay qorshayaashooda Cusub.

Kulanka ayaa waxa goobjoog Xoghayaha dowladda Hoose Cabdirisaaq Axmed Geel-doon iyo qaar ka mid ah agaasimayaasha Dowladda Hoose.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 58

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.