Rasomit Rasomit
  • Wararka
  • Cayaaraha
  • Caafimaadka
  • Warbixinada

Breaking News

Somaliland oo Dacwad ka Gudbisay Kooxo Abaabulan oo Hurinaya Xaaladda Laascaanood….

Turkiga Oo U Yeedhay Danjiraha Denmark, Ka Dib Markii Denmark Lagu Gubay Kitaabka Quraanka Ah…

Somaliland Oo Shaacisay Arrin Halis Ku Ah Shacabka…

Shirkii Lasugayay Ee Beesha Dhulbahante Oo Saaka Ka Furmaya Laascaanood…

Soomaaliya Maxay Ka Faa’iideysaa Heerka Cusub Ee La Gaadhsiiyey Hawadeeda?

  1. Home
  2. Wararka
  3. DR AbI AXMED OO KA QEYB GALAY DHOOLATUS CIIDAN OO KA DHACAY MAGAALADDA AWAASH
 DR AbI AXMED OO KA QEYB GALAY DHOOLATUS CIIDAN OO KA DHACAY MAGAALADDA  AWAASH
Wararka

DR AbI AXMED OO KA QEYB GALAY DHOOLATUS CIIDAN OO KA DHACAY MAGAALADDA AWAASH

by Fitaah Diinle January 21, 2023 17 0 Comment

AA

Raysalwasaaraha dalka ahna abaanduulaha guud ee Ciidanka Difaaca Qaranka Dr. Abiyi Axmed ayaa sheegay in lagu gudajiro dadaal lagu dhisayo laguna casriyaynayo ciidanka cirka iyo ciidanka qalabaysan, si dagaallada loogu soo gabo’gabeeyo cudud ciidan oo kooban iyo hub casri ah oo tira badan.

Raysalwasaaraha ayaa hadalkani ka sheegay mar uu soo kormeeray dhoolatus ciidan oo ay si wadajir ah uga qeybgaleen ciidanka cirka iyo ciidanka dhulka ee qalabaysan oo ka qabsoomay magaalada Awaash.

Sida oo kale Raysalwaasare Dr. Abiyi Axmed ayaa kormeer ku tagay xerada ciidanka cirka ee ku taalla magaalada Bishooftu, halkaasi oo uu indho’indhayn ku sameeyay ciidamada cirka ee halkaasi ku sugan iyo sida ay diyaarka ugu yihiin in ay gutaan waajibaadkooda.

Socdaalkani kormeerka ah ayaa waxaa raysalwasaaraha ku weheliyay Taliyaha Ciidanka Difaaca Qaranka Feild Marshaal Birhaanu Juula, Taliye ku-xigeenka Ciidanka Difaaca Qaranka Jannaraal Ababaw Tadase, Taliyaha Ciidanka Cirka Itoobiya Jannaraal Yilma Mardaasa, komishinneerka booliska fedwraalka Jannaraal Damalash Gabramakail iyo taliyeyaal sarsare oo ka tirsan Ciidanka Difaaca Qaranka ee dalka.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

Somaliland oo Dacwad ka Gudbisay Kooxo Abaabulan

by Raad Raac January 28, 2023 0

Daladda Ururrada Qurbe-joogta Reer Somaliland, ayaa Baaq ka soo saaray Xaaladda ka taagan Magaalada

Wararka

Turkiga Oo U Yeedhay Danjiraha Denmark, Ka

by Raad Raac January 28, 2023 0

Wasaaradda arrimaha debedda ee dalka Turkiga ayaa u yeedhan danjiraha Denmark ee dalkeeda fadhiya,

Wararka

Somaliland Oo Shaacisay Arrin Halis Ku Ah

by Raad Raac January 28, 2023 0

Wasaaradda Ganacsiga Somaliland ayaa shaacisay arrin halis ku ah shacabka Somaliland oo daawooyinka la

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.