Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. DOWLAD IIRAAN OO DALDALAAD KU FULISAY MUWAADIN HEEYSTAY DHALSHADA IIRAAN IYO DHALASHADA WADANKA KA MID MIDOWGA YURUB
 DOWLAD IIRAAN OO DALDALAAD KU FULISAY MUWAADIN HEEYSTAY DHALSHADA IIRAAN  IYO DHALASHADA  WADANKA KA MID MIDOWGA YURUB
Wararka

DOWLAD IIRAAN OO DALDALAAD KU FULISAY MUWAADIN HEEYSTAY DHALSHADA IIRAAN IYO DHALASHADA WADANKA KA MID MIDOWGA YURUB

by Fitaah Diinle January 14, 2023 5 0 Comment

AA

Golaha Garsoorka ee Jamhuuriyadda Islaamka ee Iran Iran maanta oo Sabti ah sheegeen in la daldalay Alireza Akbari oo haystay Labada Dhalasho ee British iyo Iran (A British-Iranian dual citizenship).
Warbaahinta Hay’adda Garsoorka Iran ee MIZAN Online ayaa shaacisay in Alireza Akbari la daldalay, kadib, markii la raacay dhamaan Nidaamka sharciga, lana xaqiijiyey Xukunkii ay gaartay Maxkamadda Sare ee Iran.
Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee UK, James Cleverley waxa uu Jimcihii shalay ugu baaqay Dowladda Iran inaysan Alireza Akbari ku fulinin Xukunka Dilk, iyadoo Dowladda Britain sheegtay in la siyaasadeeyey arrintaasi.
Marxuumka la daldalay oo horey u ahaa Wasiir-ku-xigeenka Difaaca ee Iran waxaa lagu soo oogay inuu Basaas u ahaa Hay’adda MI6 ee Sirdoonka Dibedda ee dalka UK (The UK’s foreign Intelligence Agency).
Dowladda Iran waxay ku eedeysay Hay’adda MI6 inay ku lug lahayd falkii lagu khaarijiyey Madixii Saynis-yahanada Nukliyeerka Iran, Muxsin Fakhruzadeh.
Warbaahinta Dowladda Iran waxay Khamiistii hore baahisay Muuqaal Video oo ay sheegeen inay muujinayso doorkii uu Alireza Akbari ku lahaa dilkii Caalimkii Nukliyeerka dalkaasi, Muxsin Dakhrizadeh ee sanadkii 2020-dii lagu dilay Weerar ka dhacay duleedka Caasimadda dalkaasi ee Tehran.
Dowladda Iran waxay horey ugu eedeysay Israel inay ka dambeeyeen dilkaasi.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 17

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗴𝗮

by Fitaah Diinle February 1, 2023 36

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.