Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—ณ๐—ฑ๐—ถ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. DIYAARAD AY SAARNAAYEEN 72 RUUX OO BURBURTAY
 DIYAARAD AY SAARNAAYEEN  72 RUUX OO BURBURTAY
Wararka

DIYAARAD AY SAARNAAYEEN 72 RUUX OO BURBURTAY

by Fitaah Diinle January 15, 2023 6 0 Comment

AA

Diyaarad Rakaab oo ay la socdeen 72 qof ayaa saakayto ku burburtay Galbeedka caasimada dalka Nepal ee Kathmandu.

Diyaaradda waxay ka duushay Caasimadda,ย  waxayna ku sii jeeday Degmadda Pokhara ee loo dalkiisa tago, taasi oo 240 KM u jirta Caasimadda dalkaasi.

Kooxaha Gurmadka waxay ilaa haatan heleen maydadka 36 qof oo ka mid ahaa Rakaabkii la socday Diyaarada burburtay oo nooceedu ahaa ATR-72.

Diyaaradda waxay ku burburtay Dhul-Kaymo ah ku yaalla Jiinka Webiga Setu Gandik oo u dhexeeya Garoonkii hore ee Duullimaadyada Gudaha (The old domestic Airport) iyo Garoonka Caalamiga ee Pokhara International Airport.

Afhayeen u hadlay Shirkadda Yelti Airlines,ย  Sudarshan Bartaula waxa uu sheegay inay Diyaaradda oo ahayd nooca labada Matoor leh ay la socdeen 72 qof, oo ay 68 Rakaab ahaa iyo 4 Shaqaalihiiย  Diyaaradda.

Wararka hordhaca ah ayaa sheegay inay 53 la mid ah Rakaabka ay u dhasheen dalka Nepal iyo 15 qof oo Ajnabi ah iyo 3 carruur ah.

Dhanka kaleย ย  RW dalka Nepal,ย  Pushpa Kamal Dahal waxa uu ugu baaqay Golihiisa Wasiirada inay isugu yimaadaan Kulan Degdeg ah, kadib, burburka Diyaaradda ay dadka badan ku dhinteen.

Ma aha Shilkii Diyaaradeed ee u horeeyey ee ka dhaca dalka Nepal, iyadoo sanadkii 2018-kii,ย  Diyaarad Rakaab oo ka timid dalka Bangladesh ay burburtay, xilli ay ku degi lahayd Garoonka Diyaaradaha ee Caasimadda dalka Nepal ee Kathmandu, iyadoo ay ku geeriyoodeen 49 qof oo ka mid ahaa 71-kii qof ee la socday Diyaaradaasi oo ay lahayd Shirkadda US-Bangla.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.