Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. DIIWAAN-GILINTA CODBIXIYAASHA GOBALKA KARKAAR OO LA DAAH-FURAY
 DIIWAAN-GILINTA CODBIXIYAASHA GOBALKA KARKAAR OO LA DAAH-FURAY
Wararka

DIIWAAN-GILINTA CODBIXIYAASHA GOBALKA KARKAAR OO LA DAAH-FURAY

by Fitaah Diinle January 6, 2023 19 0 Comment

AA

 

Waxaa caawa si rasmi ah degmada Waaciye uga bilaabmay diiwaan-gelinta cod bixiyayaasha Puntland oo guud ahaan gobolada Puntland uga bilaabmay 5 bishaaan January, balse hawl-wadeenada ka shaqayn doona seejooyinka Gobolka Karkaar ayaa si rasmi ah Shaqadii dat u bilaabay.

Gudoomiye ku xigeenka Gudigga KMG ee doorashooyinka Puntland, Masuuliyiinta ururada siyaasada, Xildhibaan Ayaanle Gallad Guuleed oo ka tirsan Dawlada Puntland, Maamulka Gobolka Karkaar, Kan degmooyinka iyo deegaanada Gobolka hoos-yimaada, ciidamada Amaanka iyo masuuliyiin kale ayaa ka qayb-gallay.

Gudoomiyaha ku xigeenka Gudigga KMG ee doorashooyinka Cali Dhegacade, iyo gudoomiyaha TPEC Gobolka Karkaar Maxamuud Ismail, ayaa ka waramay shaqada ay qabanayaaa, waxayna sidoo kale ka digeen in ururada siyaasadu aysan Olole ka samayn goobaha diiwaangelinta.

Ururada siyaasada iyo Bulshada qaybaheeda Kala duwan oo hadlay ayaa xusay in ay diyaar u yihiin ka qayb-qaadashada wacyigelinta bulshada si ay isu diiwaan-geliyeeen.

Masuuliyiinta Dawlada ayaa dhankooda shacabka Gobolka Karkaar ugu baaqay in ay is diiwaan-geliyaan si ay codkooda u dhiibtaan waqtigga doorashada

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 73

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.