Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. Dhimasho Iyo Dhaawac Soo Gaadhay Ciidanka Booliska Somaliland…
 Dhimasho Iyo Dhaawac Soo Gaadhay Ciidanka Booliska Somaliland…
Wararka

Dhimasho Iyo Dhaawac Soo Gaadhay Ciidanka Booliska Somaliland…

by Raad Raac December 14, 2022 7 0 Comment

AA

Alle haw naxariiste hal askari ayaa ku geeriyooday laba kalana way ku dhaawacmeen shil gaadhi oo ka dhacay degaan u dhaxeeya degmada Ceel’Afweyn iyo degmada Darar’weyne.

Wararka Dawan ka soo gaadhaya degmada Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag, ayaa sheegaya in gaadhi ay wateen askar ka tirsan ciidanka booliska ee degmada Ceel Afweyn in uu  kula rogmaday.

Ciidanka ayaa wakhtigii gaadhigu la gaddoomay ku gudajiray hawlo ay ka fulinayeen degmada Dararweyne ee gobolka Sanaag.

Dhaawaca labada askari ayaa lageeyay cisbitaalka degmada Dararweyne ee gobolka Sanaag, halkaasi oo lagu dabiibayo xaaladooda caafimaad.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.