Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. DHIBAATOOYIN KA JIRAY GAROONKA GODAY OO LA XALIYAY
 DHIBAATOOYIN KA JIRAY GAROONKA GODAY OO LA XALIYAY
Wararka

DHIBAATOOYIN KA JIRAY GAROONKA GODAY OO LA XALIYAY

by Fitaah Diinle January 13, 2023 20 0 Comment

AA

“Ugu dambayn waxaan xallinnay dhibaato badan oo muddooyinkii u dambeeyay ka jirtay garoonka kubadda cagta magaalada Godey”, Wasiirka Xafiiska Dhallinyarada iyo Ciyaaraha DDS.

Masuuliyiinta Xafiiska Dhallinyarada iyo Ciyaaraha DDS oo ay weheliyaan kuwa Maamulka Magaalada Godey ayaa soo kormeeray dhismaha garoonka kubadda cagta ee Maamulka Magaalada Godey. Garoonka oo in muddo ah uu soo jiitamayay dhismihiisu sababo la xidhiidha dhinaca nashqadda dhismaha ayaa hadda la xalliyay dhibaatada ka jirtay, kaddib markii ay wada fadhiisteen dhinacyada gacanta ku haya mashruuca.

Wasiirka Xafiiska Dhallinyarada iyo Ciyaaraha DDS Mudane Maxammed Mahdi ayaa sheegay in caqabado haystay dhismaha hadda ay xalliyeen, ayna rajaynayanaa in sida uga dhakhsaha badan lagu soo gabo’gabeeyo.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 57

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.