Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. Dhaqangalka Xeerka Iskaashiga Somaliland iyo Maraykanka oo sugaya Saxeexa Madaxweyne Biden…
 Dhaqangalka Xeerka Iskaashiga Somaliland iyo Maraykanka oo sugaya Saxeexa Madaxweyne Biden…
Wararka

Dhaqangalka Xeerka Iskaashiga Somaliland iyo Maraykanka oo sugaya Saxeexa Madaxweyne Biden…

by Raad Raac December 17, 2022 7 0 Comment

AA

Xeerka iskaashiga Somaliland iyo Maraykanka oo golaha Odeyaasha (Senate) shalay ansixiyeen ayaa dhaqangalkiisu sugayaa maalmaha soo socda saxeexa Madaxweyne Biden.

 

Xeerka oo xildhibaan Jim Risch, oo guddiga Arrimaha dibedda ee aqalka odeyaasha (Senate) soo diyaariyey, isla markaana hore golaha Baarlamaanku u ansixyey ayaa dhigaya in Maraykanku uu sahamiyo dhammaan xidhiidhada muhiimka ah ee lala yeelan karo Somaliland.

 

Xeerka iskaashiga Somaliland iyo Maraykanka ayaa sidoo kale dhigaya in Wasaaradda Arrimaha Dibadda inay sannad walba warbixin ka siiso Congress-ka kaalmada Maraykanku siiyo Somaliland.

 

Sidoo kale Wasaaradaha Arrimaha Dibeda iyo Gaashaandhiga ayuu xeerku farayaa inay muddo lix bilood gudahood ugu soo gudbiyo baarlamaanka suurtogalnimada in la sameeyo iskaashi Maraykan iyo Somaliland ah, oo ay ku jiraan fursadaha iskaashiga ee arrimaha ammaanka gobolka.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗴𝗮

by Fitaah Diinle February 1, 2023 68

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.