Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. DHAGAXBUUR WAXAA KA FURMAY SHIR KU SAABSNA QIIMEYNTA WARBIXINTA CAAFIMAADKA
 DHAGAXBUUR WAXAA KA FURMAY SHIR KU SAABSNA QIIMEYNTA WARBIXINTA CAAFIMAADKA
Wararka

DHAGAXBUUR WAXAA KA FURMAY SHIR KU SAABSNA QIIMEYNTA WARBIXINTA CAAFIMAADKA

by Fitaah Diinle December 20, 2022 16 0 Comment

AA

Dhagaxbuur: Waxaa ka qabsoomay shirkii qiimeynta warbixinta bahda caafimaadka gobolka Jarar iyo maamulka magaalada.

Qiimeyntani oo uu soo agaasimay Xafiiska Caafimaadka DDS ayaa waxaa kasoo qeybgalay guddoomiyaha gobolka Jarar Mudane Axmed Xuseen, 11-ka madax-xafiiseed ee caafimaadka degmooyinka gobolka iyo Maamulka Magaalada Dhagaxbuur.

Ujeeddada shirkaasi ayaa ah in qiimayn lagu sameeyo waxqabadkii ay kasoo shaqeeyeen bahda caafimaadku ee sida tallaalka joogtada ah, caafimaadka carruurta iyo tallaalkii Covid-19 wareeggiisa saddexaad.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 81

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.