Rasomit Rasomit
  • Wararka
  • Cayaaraha
  • Caafimaadka
  • Warbixinada

Breaking News

Soomaaliya Maxay Ka Faa’iideysaa Heerka Cusub Ee La Gaadhsiiyey Hawadeeda?

Ethiopia Iyo Sudan Oo Ka Heshiiyey Murankii Biyo Xidheenka Wabiga Nile

Siyaasi Nuura Diin, Xukuumada Somaliland Waa Mid Habayac Ah Oo Huruda….

ISRAAIIL OO WEERARO DUQEYN AH KA GEESATAY QAZA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA WAALIDIINTA CIIDANKA TABABARKA KU QAATAY ERETERIYA

  1. Home
  2. Wararka
  3. Dawlada Argentine Oo Ka Fikiraysa In Lacagta Lagu Sawiro Xidiga Messi Iyo Xulkii U Qaaday Koobka Aduunka…
 Dawlada Argentine Oo Ka Fikiraysa In Lacagta Lagu Sawiro Xidiga Messi Iyo Xulkii U Qaaday Koobka Aduunka…
Wararka

Dawlada Argentine Oo Ka Fikiraysa In Lacagta Lagu Sawiro Xidiga Messi Iyo Xulkii U Qaaday Koobka Aduunka…

by Raad Raac December 24, 2022 4 0 Comment

AA

Dawlada Argentine Oo Ka Fikiraysa In Lacagta Lagu Sawiro Xidiga Messi Iyo Xulkii U Qaaday Koobka Aduunka 

 

Dawlada Argentine ayaa ka fikiraysa in xidiga kubada cagta ee Messi iyo xulka dalkaasi ee ku guulaystay koobkii aduunka ee 2022 lagu sawiro lacagta dalkaasi,
warar ka soo baxay dawlada Argentine ayaa sheegaya in hay’addaha lacagta u qaabilsan dalkaasi ay ka fikirayaan hirgelinta qorshe ay doonayaan in lacagta loogu soo sawiro xidiga Messi iyo xulkii u qaaday koobka aduunka.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

Soomaaliya Maxay Ka Faa’iideysaa Heerka Cusub Ee

by Raad Raac January 27, 2023 49

ay u saamaxayso dowladda Soomaaliya, inay si toosa awaamiir u siin karaan diyaaradaha caalamiga

Wararka

Ethiopia Iyo Sudan Oo Ka Heshiiyey Murankii

by Raad Raac January 27, 2023 26

Hogaamiyaha militariga Sudan, ayaa sheegay in “Sudan iyo Itoobiya ay isku afgarteen dhammaan arrimaha

Wararka

Siyaasi Nuura Diin, Xukuumada Somaliland Waa Mid

by Raad Raac January 27, 2023 28

Siyaasi Nuuradiin Diini oo kamid ah aqoonyahanka Somaliland ee inta badan ka hadla xaalada

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.