GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.
DALADDA MIDNIMO OO EEY KU MIDEEYSANYIHIIN HAWEENKA AYAA KULAN KU YEESHAY MAGAALADDA GAROOWE.
Dallada Midnimo Network oo ah dalad ay
ku midaysanyihiin qaar kamid ah Ururada Haweenka ayaa Garowe loogu qabtay kulankoodii 4-biloodlaha ahaa, Dallada oo sanad jirsatay ayaa soo bandhigtay wax yaabihii u qabsoomay sanadka 2022 iyo qorshayaasha sanadka soo socda ee 2023.
Kulankan oo ka dhacay Caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa waxaa soo qaban qaabisay NAGAAD NETWORK kaas oo ay u qabatay Ururada ku midaysan Dallada Midnimo.