Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. Dalada Dhalinyarada Somaliland ee SONYO oo Doortay Hogaan Cusub….
 Dalada Dhalinyarada Somaliland ee SONYO oo Doortay Hogaan Cusub….
Wararka

Dalada Dhalinyarada Somaliland ee SONYO oo Doortay Hogaan Cusub….

by Raad Raac December 30, 2022 18 0 Comment

AA

Shirweynihii tobnaad ee Dalada Dhalinyarada Somaliland ee SONYO oo labo cisho socday ayaa lagu doortay hogaanka ururka u hogaamin doona saddexda sanno ee soo socda.

Guddoomiyaha dalada Dhalinyarada Somaliland ee SONYO Bedri Xasan Muxumed ayaa 71 ergay ugu doortay in uu noqdo Guddoomiyaha Tobnaad ee dallada dhallinyarada heer qaran ee SONYO kaas oo hogaamin doona saddexda sanno ee soo socda.

Waxa kale cod aqlabiyad ah loogu doortay 19 xubnood oo ka kala socday lix gobol ee Somaliland in ay noqdaan golaha tobnaad ee dallada dhallinyarada heer qaran ee SONYO.

Sidoo kale Hogaankii hore dalada Dhalinyarada Somaliland ee SONYO oo hadalo ka jeediyay halkaas ayaa waxa ay sheegeen wixii u qabsoomay mudadii ay xilka hayeen.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.