Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. DAGMADDA RAKO RAAXO WAXAA LAGU SOODHAWEEYAY WAFDI EEY HOR KACAAYEEN MADAXDA GOBALKA KARKAAR.
 DAGMADDA RAKO RAAXO WAXAA LAGU SOODHAWEEYAY WAFDI EEY HOR KACAAYEEN  MADAXDA GOBALKA KARKAAR.
Wararka

DAGMADDA RAKO RAAXO WAXAA LAGU SOODHAWEEYAY WAFDI EEY HOR KACAAYEEN MADAXDA GOBALKA KARKAAR.

by Fitaah Diinle December 24, 2022 28 0 Comment

AA

Degmada Rako Raaxo ee Gobolka Karkaar waxaa si diiran loogu soo dhaweeyey waftibalaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha guud oo ay qayb ka ahaayeen wasiiro ka tirsan Dowladda Puntland, xildhibaano, wasiiro Hore oo Dowlada Puntland ah, Maamulka Gobolka Karkaar, xubno Ka mid ah Ururka Kaah iyo Musuuliyiin ka tirsan Dowlada Puntland.

Waftigaan ayaa waxaa Degmada Rako ku soo dhoweyey Maamulka Degmada, Nabadoono, Dhalinyaro, Haween iyo waxgaradka Degmada Rako iyagoona u sheegay in Rako aad usoo dhoweynayso Masuuliyiinta Dowlada Kuwa Ururka Kaah iyo Dhamaan Ururada kale ee Puntland.

Ujeedka safarkaan ayaa daaranaa wacyigelinta Bulshada ee isdiwaan gelinta Doorashada Hal qof iyo hal cod oo 5 bisha journey ka bilaabandoonta Degmooyinka Puntland.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 58

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.