Dagmadda maxamuud haybe maalintii afaraad waxaa ka socda Shaqadda ‘’Hargeysa Master Plan’’ Maxamuud Haybe Ee Magaaladda Hargeysa.
Hawlwadeenadda Ururinaya Xogta Land Use ka Ee Qorshe Magaaleedka Magaladda Hargeysa ‘’Hargeysa Master Plan’’ Ayaa Maalintii afaraad Shaqadda Ka Wada Degmadda Maxamuud Haybe Ee Magaaladda Hargeysa.
Hawlwadeenadda Ururinaya Xogta Land Use ka Ee Qorshe Magaaleedka Magaladda Hargeysa ‘’Hargeysa Master Plan’’ Ayaa Maalintii afaraad Shaqadda Ka Wada Degmadda Maxamuud Haybe Ee Magaaladda Hargeysa.
Hawlwadeenaddan Shaqadda Ka Wada Degmadda Maxamuud Haybe Ayaa Aha Hawlwadeenadda Qaadaya Xogta Land Use ka Ee Qorshe Magaaleedka Magaladda Hargeysa ‘’Hargeysa Master Plan’’, Iyagoo Iyada Oo ay xogta Land Use ku taxaluuqda Dhamaan Wixii Adeeg Bulsho ah Bixiya. (Public Service)
Sida iskuulada, masaajidada, Goobaha Waxbarasha, Xaabalaha,Masaajidada, Sariibada Iyo Wixii Dan Guud ah