Rasomit Rasomit

Breaking News

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐—ธ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎd

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL WASAARAHA DALKA ITOOBIYA

CIIDAMADDA DEEGAANKA IYO KUWA XOOGA DALKA OO QABSADAY DEEGAAN HOOS YIMAADO MAGAALADDA BALADWEYNE

  1. Home
  2. Wararka
  3. DAGMADDA HELIWAA WAXAA LAGU QABTAY MAANTA BURCAD DHAC U GEESANEYSAY DAD SHACAB AH
 DAGMADDA HELIWAA WAXAA LAGU QABTAY MAANTA BURCAD DHAC U GEESANEYSAY  DAD SHACAB AH
Wararka

DAGMADDA HELIWAA WAXAA LAGU QABTAY MAANTA BURCAD DHAC U GEESANEYSAY DAD SHACAB AH

by Fitaah Diinle January 12, 2023 14 0 Comment

AA

Ciidanka Booliska Saldhigga Degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir ayaa maanta soo qabtay koox hubeysan oo la sheegay inay ahaayeen burcad dadka ku dhaceysay xaafado katirsan degmadaas kadib cabasho uga timid Shacabka.

Kooxda oo ka kooban Afar Rag ah ayaa watay qoryo ย AK 47 ah, waxaana War kasoo baxay booliska Magacyada raggaas lagu kala sheegay

1-Maxamed Cabdi Axmed.

2-Maxamed Xasan Cumar.

3-Axmed Maxamed Maxamuud.

4- Cilmi Xaaji Hilowle.

Shacabka degmadaas ayaa ciidanka ku gacan siiyey in lasoo qabto raggaan dhaca geysanayey, Taliska booliska gobolka Banaadir ayaa warbaahinta u xaqiijiyey in kooxdaan la hor geyn doono cadaaladda.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 21

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Wararka

CIIDAMADDA DEEGAANKA IYO KUWA XOOGA DALKA OO

by Fitaah Diinle February 1, 2023 11

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo maanta degaanka Beer-xaanno oo dhaca

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.