Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. Dadka Diiddan Iskaashiga Somaliland Iyo Maraykanku, Ma Shiinaha Ayay U Adeegayaan?
 Dadka Diiddan Iskaashiga Somaliland Iyo Maraykanku, Ma Shiinaha Ayay U Adeegayaan?
Wararka

Dadka Diiddan Iskaashiga Somaliland Iyo Maraykanku, Ma Shiinaha Ayay U Adeegayaan?

by Raad Raac January 4, 2023 13 0 Comment

AA

Dadka Diiddan Iskaashiga Somaliland Iyo Maraykanku, Ma Shiinaha Ayay U Adeegayaan? 

In Dawladda xilligan ugu Awoodda badan dunidu la yeelato xidhiidh gaar ah Dal aan Aqoonsi Caalamiya haysan, waxay ka dhigan tahay Markhaati-fur muujinaya Heerka aaminaadda ee Dalkaa lagu qabo.
Sida aad garan kartaan, Maraykanku Dalalka Dunida ee uu Dan Istaraatijiyadeed ka leeyahay wuxuu u maraa laba Waddo.
Ta koowaad: Waa inuu sida Somaliland la galaa heshiis laga ansixiyo Goleyaasha Baarlamaanka, si cadna loo qeexaa Danaha la wadaagayo, sida imika ka muuqata Xeerka Difaaca Qaranka ee Maraykanka ee lagu lifaaqay doorka Somaliland.
Ta labaad:- Waa inuu awood Ciidan iyo mid diblumaasiyadeed ku Maalo dalka uu Danka leeyahay, isagoo iska indho-tiraya Doonista Dalkaas.
Haddaba, labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka Maraykanka (Senate-ka iyo Congress-ka) oo ka duulaya Shuruucda iskaashiga Dalkooda ee dalalka kale wuxuu Xeerka Difaaca ku ladhay Saami fursad lagu siinayo Somaliland inay iskaashi la yeelato Dawladda Maraykanka.
Iskaashigaasi wuxuu si gaar ah u calaamadiyey “Dhinaca Difaaca, Tababbarrada Ciidammada Somaliland”, laakiin waxa ku hoos jira iskaashi diblumaasiyadeed, sida inuu Qunsuliyad ka furto Hargeysa iyo iskaashi dhanka horumarka ah, taasi oo ah in Maraykanku uu dhaqaale ku taageero Somaliland, taasi oo ah fursad muhiim u ah Dalkeena.
Sidaa darteed, in gudaha dalkeena Somaliland laga siyaasadeeyo, lagana carqaladeeyo Xeerkaasi waxa loo qaadan karaa ama loo fahmi karaa inay jiraan Xisbiyo iyo Dad siyaasiyiin ah oo u adeegaya Dawlado shisheeye, kuwaasi oo qaarkood ay Maraykanka isku hayaan Gobolka Geeska Afrika, sida Shiinaha.
Shiinaha ayaa ka mid ah Dawladaha taageera Midnimada Soomaaliya, kana soo horjeeda Madax-banaanida Jamhuuriyadda Somaliland, markaa in gudaha dalka laga taageero diidmadiisa xidhiidhka Maraykanka iyo Somaliland, waxay marag u noqon kartaa tuhuno hore loo qabey

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.