DAD SHACAB AH OO SAARNAA GAARI XAMUUL AH OO EEY MIINO KULA QARAXDAY DULEEDKA DAGMADDA QURACJOOME.
Miino dhulka ku aasneed oo gaari xamuul ah kula qaraxday dad shacab ah Duuleedka qurac joome .
Sidda la soo warinaayo waxaa halkaas ka dhashay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dadka saarnaa gaariga xamuulka ahaa ee miinadaย ku haleeshay duleedka Quracjoome.
Waxaa wali la xaqiijin tirada dadka halkaas ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay falkaan bahalnimada ah ee lagula kacay dadka shacabka ahaa ee ku safraayay wadada qurac joome.
Waxii ku soo kordho warbaahinta somit kala soco.