Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. DABLEEY HUBEEYSAN OO BAM GACMEED KU WEERARAY HOTEL KU YAALO BOOSAASO.
 DABLEEY HUBEEYSAN OO BAM GACMEED KU WEERARAY HOTEL KU YAALO BOOSAASO.
Wararka

DABLEEY HUBEEYSAN OO BAM GACMEED KU WEERARAY HOTEL KU YAALO BOOSAASO.

by Fitaah Diinle January 4, 2023 28 0 Comment

AA

Dablay hubaysan ayaa Bam Gacmeed ku weeraray Mid kamid ah Hotelada Boosaso oo ay ka socotay xaflad ku saabsan diwaangelinta doorashada oo maalinta beri ah qorshuhu yahay in la bilaabo.

Goobta ay ka socotay Xafladu ayaa waxaa ku sugnaa Wasiiro katirsan xukuumada Puntland waxaana qaraxa kadib la maqlayey rasaas ay ridayeen ilaalada masuuliyiinta oo ku sugnaa banaanka hore ee hotelka.

Booliska Gobalka Bari ayaa xaqiijiyey inaysan wax khasaare ah ka dhallan qaraxa sidoo kale ay ciidanku baaritaan ku hayaan dhacdadani iyo cida ka damaysay.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.