Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—ณ๐—ฑ๐—ถ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. Daafacii Hore Ee Xulka France Mikael Silvestre Oo Doortay Shaxda Isku Dhafka ah Ee England Vs France…
 Daafacii Hore Ee Xulka France Mikael Silvestre Oo Doortay Shaxda Isku Dhafka ah Ee England Vs France…
Cayaaraha

Daafacii Hore Ee Xulka France Mikael Silvestre Oo Doortay Shaxda Isku Dhafka ah Ee England Vs France…

by radiosomit December 10, 2022 259 0 Comment

AA

Xidigii hore ee kooxaha Manchester United iyo Arsenal Mikael Silvestre ayaa soo xushay shaxda isku dhafka ah ee xulalka England iyo France ka hor kulankooda 8 dhamaadka koobka adduunka.

Labada xul ayaa ku jira qaab ciyaareed cajiib ah ka hor kulankooda adag ee 8 dhamaadka koobka adduunka.

France iyo England ayaa kulankooda u soo gali doona sidii uu xul walba ugu dagaalami lahaa sidii ay ugu gudbi lahaayeen wareega xiga ee tartanka koobka adduunka.

 

Labada xul ayaa ku hubaysan xiddigo ka mid ah kuwa ugu fiican adduunka isla markaas ku jira qaab ciyaareed cajiib ah ilaa haatan tartanka.

Mikael Silvestre ayaa soo xushay shaxda isku dhafka ah ee labada xul isaga oo soo qaatay xiddigaha qaab ciyaareedka fiican ku jira.

Xulka France ayaa shaxda ku leh 6 xiddig hal uu xulka England shaxda ku leeyahay 5 xiddig

Share This:

Previous post
Next post

radiosomit (Website)

administrator

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.